ABIY VS AFWERKI | GUUSHA DAGAALKA, DUULAANKA ASMARA, JABKA TPLF & SIRTA BADDA CAS
Arabsiyo News
0:00 / 0:00
ABIY VS AFWERKI | GUUSHA DAGAALKA, DUULAANKA ASMARA, JABKA TPLF & SIRTA BADDA CAS
18 544 просмотра · 5 часов назад
Arabsiyo News
284 тыс. подписчиков
18 544 просмотра · 5 часов назад
Xiisadda sii xoogaysanaysa ee u dhexaysa Abiy Ahmed iyo Isaias Afwerki, xaaladda dagaal ee Itoobiya, guulaha la sheegayo ee ciidamada Abiy iyo dib-u-dhacyada TPLF ayaa laf-dhabar u ah falanqayntan. Maxaa ka socda jihada Asmara, sideese loollankani ula xidhiidhaa istiraatiijiyadda Badda Cas?
Falanqaynta: Dr. Qodax | Gorfaynta Geeska — ArabsiyoNews
#arabsiyo_news