Naag Bisad Ay Xirtay Ku Naar Gashay ll Sheekh Barbaraawi
Daarta Xikmadda
0:00 / 0:00
Naag Bisad Ay Xirtay Ku Naar Gashay ll Sheekh Barbaraawi
7 909 просмотров · 11 месяцев назад
Daarta Xikmadda
13 тыс. подписчиков
7 909 просмотров · 11 месяцев назад
Muxaadardan qiimaha badan waxay ku saabsan qisada haweeneydii bisadda xirtay oo ku cadaabka ku muteysatay, maadaama aysan u naxariisan xayawaankaas oo aysan siin cunto iyo biyo. Waa cashar na baraya muhiimadda naxariista, xitaa xayawaanka yaryar. Sheekh Barbaraawi ayaa si faahfaahsan uga warramaya qisadan iyo qisooyin cawaaqibka ay leedahay naxariis la’aanta xayawaanka.