Atomic Habits: Book Nolosheyda Beddelay || Full Book “Atomic Habits”.
Qulasada Buugta
0:00 / 0:00
Atomic Habits: Book Nolosheyda Beddelay || Full Book “Atomic Habits”.
15 946 просмотров · 2 месяца назад
Qulasada Buugta
1,94 тыс. подписчиков
15 946 просмотров · 2 месяца назад
Ma jago mise ma guulaysato? Jawaabtu waxay ku jirtaa caadooyinkaaga yaryar. Buugga "Atomic Habits" ee uu qoray James Clear waa mid ka mid ah buugta ugu saameynta badan caalamka, waxaana muuqaalkan kuugu soo koobay dhammaan 6-dii qaybood ee aan ka sameeyay channel-ka.
Muuqaalkan dhammaystiran waxaad ku baran doontaa:
✅ Sidee 1% oo isbeddel ah uu noloshaada wax weyn uga beddeli karaa.
✅ Afarta qaanuun ee lagu dhiso caadooyinka wanaagsan, looguna tago kuwa xun.
✅ Sirta ka dambaysa in caado kasta laga dhigo mid lagu raaxaysto.
✅ Sidee maskaxdaada loogu tababaraa guusha muddada dheer.
📌 Ha ilaawin: Subscribe saar channel-ka Qulasada Buugta si aad u hesho qulasooyinka buugta ugu waxtarka badan.
00:00 - Hordhac
01:03 - Book Intro
02:31 - Qaybta 1: My Story
11:22 - Qaybta 2: Qacidada 1% ee layaabka leh
19:35 - Qaybta 3: THE 1st LAW
31:53 - Qaybta 4: THE 2nd LAW
38:43 - Qaybta 5: THE 3rd LAW
48:55 - Qaybta 6: THE 4th LAW
54:15 - Gebogebadii
https://t.me/Qulasada_Buugta
#QulasadaBuugta #AtomicHabitsSomali #IsbeddelkaNolosha #JamesClear #CaadooyinWanaagsan #HantiIyoGuul #qulaasada_bugaagta #qulasada #booksummary