{Full Season} Wuxuu Noqday Kan Ugu Awooda Badan Akadeemiyadda Sixirka, Wistoria full season Afsomali
Somali Anime Recaps
0:00 / 0:00
{Full Season} Wuxuu Noqday Kan Ugu Awooda Badan Akadeemiyadda Sixirka, Wistoria full season Afsomali
327 569 просмотров · 3 мес. назад
Somali Anime Recaps
33 тыс. подписчиков
327 569 просмотров · 3 мес. назад
🔥 Wistoria Full Season Af Soomaali (Part 1–12) | Dhamaan Qisooyinka Hal Meel! 😱🔥
⚔️ Wistoria Complete Season Somali Recap | Bilow ilaa Dhamaad!
Halkan waxaad ka heli doontaa Wistoria full season af Soomaali, laga bilaabo Part 1 ilaa Part 12—dhammaan sheekada oo si kooban oo xiiso leh loo sharxay!
Sheekadu waxay raacaysaa Will iyo asxaabtiisa, iyagoo wajahaya dagaallo culus, sirro qarsoon, iyo safar ay ku gaarayaan Tower-ka. Inta lagu jiro season-ka, waxaad arki doontaa:
Dagaallo aad u adag ⚔️
Sirta “fake sky” 😨
Cadawyo xoog leh sida Evil Grand Duke 🔥
Iyo horumar weyn oo ku yimaada characters-ka
Haddii aad rabto anime recap af Soomaali ah oo dhammeystiran, video-kan waa kan saxda ah!
👉 Subscribe si aad u hesho season-ka xiga
👉 Like & Share si video-ga uu u gaaro dad badan
👉 Keywords: wistoria full season, wistoria af somali, anime recap somali, complete anime recap, wistoria part 1-12, anime explained somali, somali anime recap, wistoria story explained, full anime recap, anime cusub
👉 Playlist: ( • 🔥WISTORIA🔥 SeaSon1️⃣ )
#wistoria #anime #afsomali #animerecap #fullseason #somalianime #animeexplained #recapanime #viralvideo #anime2026