Somalia’s Diplomatic Struggles | Book Launch in Melbourne 🇸🇴🇦🇺 | Codka Dahsoon
CODKA DAHSOON
0:00 / 0:00
Somalia’s Diplomatic Struggles | Book Launch in Melbourne 🇸🇴🇦🇺 | Codka Dahsoon
254 просмотра · 13 дн. назад
CODKA DAHSOON
573 подписчика
254 просмотра · 13 дн. назад
Somalia’s Diplomatic Struggles” – Book Launch in Melbourne 🇸🇴🇦🇺
Munaasabadda daahfurka buugga “Somalia’s Diplomatic Struggles” ayaa lagu qabtay Melbourne, Victoria.
Buuggan waxaa qoray:
📖 Hussein Mohamed – Former Diplomat
📖 Mohamed Ibrahim – Former Minister
Munaasabadda waxaa kasoo qaybgalay xubno ka tirsan bulshada Soomaaliyeed ee Melbourne, waxaana lagu soo bandhigay buugga iyo qodobo la xiriira diblomaasiyadda Soomaaliya, waayo-aragnimada qoraayaasha iyo siyaasadda Soomaaliya.
📍 Novotel Preston, Melbourne, Victoria
📅 27 September 2026
🎥 Filmed & Produced by Mohamed Mukhtar
Haddii aad ka heshay muuqaalka, Like 👍 | Comment 💬 | Share 🔄 | Subscribe 🔔