3. Xafiska arrimaha bulshada iyo wax qabadkeeda iyo Ahmed Hersi
Wadahadal Kala Duwan
0:00 / 0:00
3. Xafiska arrimaha bulshada iyo wax qabadkeeda iyo Ahmed Hersi
24 просмотра · 9 дн. назад
Wadahadal Kala Duwan
35 подписчиков
24 просмотра · 9 дн. назад
Diversity Dialogue Podcast, waa barnaamijyo maqal iyo muqal ah oo aan ku soo gudbino arrimaha nolosheenna ku heereysan.
Waxaan sidoo kale kaga hadli doona arrimaha ay ka mid yihiin bulshada, dhaqanka, suugaanta, caafimaadka iyo gorfeynta hadba mowduuca markaasi taagan.
Wixii tallo iyo tusaale ah ama haddaad dooneeyso inaad nagala qeyb qaadato, barnaamijyada Diversity Dialogue Podcast waxaad nagala soo xirriiri kartaan.
DiversityDialoguePodcast@gmail.com.
Soo saaraha DiversityDialoguepodcast, waa Deeqa Ismail.