ROOB AYAAN SAHMINAY! MAXAA NAGU DHACAY....... 🌧️ 😱
Garaad Sahan
0:00 / 0:00
ROOB AYAAN SAHMINAY! MAXAA NAGU DHACAY....... 🌧️ 😱
546 просмотров · 4 часа назад
Garaad Sahan
5,66 тыс. подписчиков
546 просмотров · 4 часа назад
🌧️ SAHAN KII ROOBKA DEYRTA! | SAFAR CAJIIB AH BAADIYAHA GOBOLKA NUGAAL 🇸🇴
Safar aan roob ka raadinaynay ayaan ku tagnay baadiyaha Gobolka Nugaal, balse wax walba sidii aan filaynay uma dhicin! 😱🌧️
Intii aan safarka ku jirnay, gaarigii ayaa cilad naga gashay, waxaana nagu qasbanaatay inaan xaalad adag wajahno. Waxaan sidoo kale fuulnay dudumo, waxaana la kulannay dhacdooyin aan la filayn oo safarkan ka dhigay mid xusuus gaar ah leh.
Muuqaalkan waxaad ku arkaysaa quruxda baadiyaha Nugaal, nolol-maalmeedka dadka deegaanka iyo waayo-aragnimada safar dhab ah oo xiiso badan. 🐪🌿
❤️ Fadlan muuqaalkan:
👍 Like saar
💬 Faalladaada nala wadaag
🔔 Subscribe saar kanaalka si aadan u seegin safarrada cusub.
📍 Goobta: Baadiyaha Gobolka Nugaal, Puntland, Soomaaliya 🇸🇴
Garaad Sahan — Meel Cusub Booqo, Dad Cusub Baro, Xusuus Qurux Badanna La Noqo! 🌍🥾
#GaraadSahan #SafarLugAh #Nugaal #Puntland #SafarSomalia #RoobkaDeyrta #SomaliVlog