RUQYADAN KUDIL SHAYAADHIINTA 🔥 Iyo Isha Xaasadka | Ustaad Maxamed
USTAAD MUXAMAD
0:00 / 0:00
RUQYADAN KUDIL SHAYAADHIINTA 🔥 Iyo Isha Xaasadka | Ustaad Maxamed
10 264 просмотра · 5 мес. назад
USTAAD MUXAMAD
1,24 тыс. подписчиков
10 264 просмотра · 5 мес. назад
Kusoo dhawaada channel-ka Ustaad Maxamed.
Muuqaalkan waa Ruqyah Sharci Ah oo Qur’aanka Kariimka iyo Sunnada Nabiga ﷺ ku saleysan, laguna daweynayo:
Isha xun & xaasidka
Sixirka
Shayaadhiinta & jinniyada
Welwelka iyo dhibaatada ruuxiga ah
Hurdo la’aanta & culeyska qalbiga
📖 Ruqyadan waxaa fiican:
Inaad dhageysato adigoo daahir ah
Inaad Alle talo saarto
Inaad joogteyso adhkaarta subax & galab
🤲 Allaah ha ka dhigo mid nafci leh.
🔔 Subscribe saar channel-ka si aad u hesho: #Ruqyah #SomaliRuqyah #UstaadMaxamed #Quran #Xaasid #Jinni #RuqyahSharciga #SomaliIslamic
📞617877871