WACYIPODCAST 5 - NIDAAMKA BANGIYADA IYO SOOYAALKOODA | DR MOHAMED MAKAWI
Wacyi Platform
0:00 / 0:00
WACYIPODCAST 5 - NIDAAMKA BANGIYADA IYO SOOYAALKOODA | DR MOHAMED MAKAWI
6 302 просмотра · 1 мес. назад
Wacyi Platform
1,27 тыс. подписчиков
6 302 просмотра · 1 мес. назад
Fadhigeena 5-aad waxaa marti ku ah Dr. Mohamed Abdukarem, waxaana ka wada hadli doonnaa “Bangiyada Soomaaliya: Maal, Mabaadi’i iyo Mustaqbal.”.
Xalqadaan waxaan ku eegaynaa doorka bangiyada, adeegyada ay bixiyaan iyo sida ay uga shaqeeyaan mabaadi’da Islaamka, iyadoo sidoo kale aan ku falanqaynayno xaaladda suuqa, fursadaha jira iyo kaalinta bangiyadu ka qaadan karaan horumarinta dhaqaalaha iyo nolosha bulshada Soomaaliya.
#podcast #Bangiyada #Soomaaliya #Muqdisho #Dalka #Shareecada