𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐃𝐨𝐜𝐮𝐦𝐞𝐧𝐭𝐬 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐒𝐜𝐚𝐧?
Mohamed Mustaf Gure
0:00 / 0:00
𝐒𝐢𝐝𝐞𝐞 𝐃𝐨𝐜𝐮𝐦𝐞𝐧𝐭𝐬 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐮 𝐪𝐚𝐚𝐝𝐚𝐚 𝐒𝐜𝐚𝐧?
92 просмотра · 3 месяца назад
Mohamed Mustaf Gure
68 подписчиков
92 просмотра · 3 месяца назад
Casharkan waxaan ku baran doonaa sida document ama waraaq loogu qaado Scan adigoo isticmaalaya scanner ama mobile phone.
Waxaan tallaabo tallaabo kuugu sharxi doonaa:
✅ Sida document-ka loo diyaariyo
✅ Sida loo isticmaalo scanner-ka ama app-ka scan-ka
✅ Sida loo kaydiyo PDF ahaan
✅ Sida loo wadaago ama loo daabaco document-ka
Haddii aad tahay arday, shaqaale, ama qof isticmaala dukumentiyo, casharkani aad buu kuu anfici doonaa.
Fadlan Subscribe saar kanaalka, Like-garee muuqaalka, lana wadaag asxaabtaada.