🔥🔥Qisadii Nabi Muuse (CS) – Qiso Cajiib Ah ||SHEEKH SAALAX MOCALIM
QISO Kaabe
0:00 / 0:00
🔥🔥Qisadii Nabi Muuse (CS) – Qiso Cajiib Ah ||SHEEKH SAALAX MOCALIM
746 просмотров · 2 недели назад
QISO Kaabe
842 подписчика
746 просмотров · 2 недели назад
Qisadii Nabi Muuse (CS) waa qiso cajiib ah oo xambaarsan casharro waaweyn, sabir, tawakal iyo iimaan. Muuqaalkan waxaan kaga sheekaynaynaa dhacdooyinkii muhiimka ahaa ee nolosha Nabi Muuse (CS), fariintii uu la yimid iyo mucjisooyinkii Alle ku taageeray.
Daawo muuqaalka ilaa dhammaadka si aad uga faa’iidaysato casharrada iyo xikmadaha ku jira qisadan qiimaha badan.
Haddii aad ka heshay muuqaalka, Like saar, la wadaag dadka kale, kana Subscribe-garee channel-ka Qiso Kabe si aad u hesho qisooyin kale oo xiiso leh.
#NabiMuuse #QisadiiNabiMuuse #QisooyinIslaami ah #QisoKabe #IslamicStories