Sheekh Cumar Faruuq // Tafsiirka Quranka Kariimka سورة المائدة ( Casharkii 47AAD)
Mohamed Jadiid
0:00 / 0:00
Sheekh Cumar Faruuq // Tafsiirka Quranka Kariimka سورة المائدة ( Casharkii 47AAD)
232 просмотра · 8 дней назад
Mohamed Jadiid
260 подписчиков
232 просмотра · 8 дней назад
*Ku soo dhowaada kanaalka Mohamed Jadid.*
Kanaalkan waxaa loogu talagalay faafinta cilmiga diinta Islaamka iyo wax kasta oo khayr u horseedaya Muslimiinta.
Waxaad kanaalkan ka heli doontaan:
Tafsiirka Qur'aanka Kariimka.
Sharaxaadda Axaadiista Saxiixa ah.
Muxaadarooyin iyo wacdi diini ah.
Xusuusinno iyo dardaaranno waxtar leh.
Casharro kor u qaadaya aqoonta iyo akhlaaqda Islaamka.
Ujeeddadayadu waa faafinta cilmiga saxda ah ee ku salaysan Qur'aanka Kariimka iyo Sunnada Nabiga ﷺ, iyadoo la raacayo fahamka saxda ah ee culimada lagu kalsoon yahay.
Haddii aad jeceshahay waxa aan soo gudbinno, fadlan:
🔹 Subscribe saar kanaalka.
🔹 Like saar muuqaalada.
🔹 La wadaag ehelkaaga iyo asxaabtaada si khayrku u faafo.
*Alle ha naga yeelo kuwa cilmiga barta, ku dhaqma, dadka kalena gaarsiiya. Aamiin.*