Перейти к содержимому

WAXAAN GALNAY GURIGII UGU CABSI BADNAA!😱 🎭🔥 | Invokyr Horror

Aminko Junior и ещё 2

0:00 / 0:00

WAXAAN GALNAY GURIGII UGU CABSI BADNAA!😱 🎭🔥 | Invokyr Horror

8 076 просмотров · 1 месяц назад
Aminko Junior и ещё 2
8 076 просмотров · 1 месяц назад
Ku soo dhawoow muuqaal cusub! 🎮🔥 Muuqaalkan waxaan galnay guri aad u cabsi badan oo ka mid ah ciyaarta Invokyr, laakiin intii aan gudihiisa ku jirnay waxaan ka aragnay wax aanan gabi ahaanba ka filayn... 😱💥 Guri mugdi ah, maaskaro baqdin leh, iyo dhacdooyin kugu keenaya wadne xanuun! Daawo ilaa dhamaadka si aad u aragto sidii aan uga soo baxnay! 👉 Haddii aad ka helayso muuqaalkan: LIKE, COMMENT & SUBSCRIBE saar! 🔔 Gambaleelka si uu kuu soo gaaro muuqaal kasta oo cusub. --------------------------------------------------- 🎮 CIYAARTA (GAME INFO): Name: Invokyr Genre: Horror / Co-op / Board Game Platform: Steam --------------------------------------------------- 💬 BARAHAYGA BULSHADA: • Instagram: aminko_moha • TikTok: aminko_011 • Discord: aminko1289 #Invokyr #HorrorGame #GamingSomali #SteamGames #GuriCabsi