Halkani Ma Borama Mise Waa Qurbaha | The Diaspora Neighborhood😱🔥
Mahir Travels
0:00 / 0:00
Halkani Ma Borama Mise Waa Qurbaha | The Diaspora Neighborhood😱🔥
3 035 просмотров · 2 мес. назад
Mahir Travels
7,83 тыс. подписчиков
3 035 просмотров · 2 мес. назад
Waxaan sahan dhab ah ku tagay xaafada Sh. Ali Jawhar ee magaalada Borama — oo ah xaafada ugu bilicda badan magaalada, isla markaana loo yaqaano "Xaafada Qurbo-Joogta"🌍✨
Muuqaalkan waxaad ku arki doontaa naqshadaha guryaha ugu casrisan, bilicda jidadka, iyo jawiga gaarka ah ee ka jira xaafadan oo runtii ku tusaysa sida ay Borama u horumartay. Ma Boramaa mise waa qurbaha dhexdiisa?! Sahan xiiso leh oo drone shot-yadiisu cinematic yihiin nagula daawo!
📱 Nala Joog & Social Media:
YouTube: Subscribe saar si aad u hesho muuqaalo kale oo cajiib ah!
Instagram / TikTok: [https://www.tiktok.com/@mahir_travels...]
#Borama #Somalia #Somaliland #ShAliJawhar #XaafadaQurboJoogta #TravelVlog #SomaliVlogger #BoramaCity