Sirta Ka Dambeysa Dhakhtarka Guuleysta (Qof Kasta Waa Inuu Ogaadaa!)
Dr Adnan Abdallah и ещё 2
0:00 / 0:00
Sirta Ka Dambeysa Dhakhtarka Guuleysta (Qof Kasta Waa Inuu Ogaadaa!)
10 763 просмотра · 3 месяца назад
Dr Adnan Abdallah и ещё 2
10 763 просмотра · 3 месяца назад
Numberka balamaha Onlineka ah:👇
WhatsApp: +252615830555
--
●Kusoo dhawaada highlight-ka munaasabad
dii weyneyd ee "NEXT GENERATION MEDICAL SUMMIT". Waa markii ugu horreysay ee taariikhda Hoolka Shariif Saalax ee Jaamacadda Umadda uu buuxsamo, iyadoo ay nagalasoo qaybgaleen in ka badan 1,200 oo qof.
Munaasabaddan waxay ahayd mid isku keentay aqoonta, hoggaanka, iyo jiilka cusub ee caafimaadka Soomaaliya.
● Waxaan u mahadcelineynaa dhammaan madaxdii, dhaqaatiirtii, masuuliyiintii, iyo ardaydii na sharaftay.
Guushan waxay ku timid dadaal wadajir ah:
Abaabulka: Team Dr Adnan & Protocol Team.
Laf-dhabarta Howsha: Abdirahiim Anshur.
Taabagaliyeyaasha: Eng. Abdirahman (SuperSign).
Soo-saarista: Asad (Production).
●Haddii aad ka mid ahayd dadkii ka soo qaybgalay, fadlan noogu reeb "comment" qaybtii aad ugu jeceshay barnaamijka. Ha illoobin inaad Subscribe dhahdo si aad ula socoto kulamada dambe.
--
Follow Dr Adnan on:
/ adnan_dr2
/ dr.adnanabdallah
/ dradnanabdallah
Follow SULTAN FILMS on
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
/ sultaanfilms
#DrAdnanAbdallah #sultanfilms
#MedicalSummit #NextGenMedical #DrAdnan #Somalia #JaamacaddaUmadda #Caafimaadka #Mogadishu #Education #Leadership #SomaliYouth