ASTAAMAHA NINKA DACIIFKA AH !!
SEYDARUUS
0:00 / 0:00
ASTAAMAHA NINKA DACIIFKA AH !!
1 884 просмотра · 1 г. назад
SEYDARUUS
3,36 тыс. подписчиков
1 884 просмотра · 1 г. назад
Raggu sidoodaba adadkaantu waa u astaan
Aadamaha markasta uu hormar sii sameeyo waxaa u fududaato nolosha , taas oo sababeysa in jiilba jiilka ka dambeeya uu ka jilicsanaado.
Xilligu waa xilli casri ah , balse ay noolyihiin ragg jilicsan oo wax soo saarkoodu ka liito kii ay 15 jirka qarniyo ka hor uu soo saari jiray.
Waa rag jecel labiska iyo xaragada , dalxiiska iyo ciyaarta , rag jecel in ay jiifkooda ay kui helaan xoogaa biil ah kadibne ay ku damaashaan qarashaadkaas.
Rag ku xarragooda dhar iyo agab tabal ah , isku sawira goobaha qurxoon iyo maqaayadaha aysan shaax ka badan ka cabi karin.
Ragga aan ka hadlaayo waa rag aan ka fikirn wax soo saar iyo waxqabad , waxa kaliya ay ka fikriaan waa dhaldhalaalka jirkooda iyo dharkooda.
Dhowrkaan qodob ayaan kuugu sheegi doonaa astaamaha ragga jilicsan.
WEBSITE - https://seydaruus.net/
SOCIAL LINK -
twitter (X) / ceydaruuus
INSTAGRAM : instagram.com/seydaruus
HADAFKA DHAW EE KANAALKA
yoolka aan ka leeyahay kanaalkaan waa :
in aan dhiso asxaab(community) isku xiran
in aan si wadajir ah u hormarinno nafaheenna
in wax kaste oo aan tijaabiyo aan idiin la wadaago
wixii talo ah , waxaad igula wadaagi kartaa qeybta faallada ,
LIKE SAAR , JANAALKANE RUKUMO - SUBSCRIBE
sidoo kale waxaad igala soo xiriiri kartaa intagram link ama twitter
kala soco twitter keyga , qormooyinka gaagaaban ee aan soo dhigo maalin kaste.
MAHADSANIDIIN
HANKAAGU HA AHAADO HORMARI NAFTAADA
HORAY MOOYEE GADAAL MAY !!