Перейти к содержимому

Full Documentary | Taariikhda Kor-u-kaca & Horumarka Malaysia

ITAAL MEDIA

0:00 / 0:00

Full Documentary | Taariikhda Kor-u-kaca & Horumarka Malaysia

19 778 просмотров · 10 ч назад
ITAAL MEDIA
370 тыс. подписчиков
19 778 просмотров · 10 ч назад
Todobaadkan waa sheekada xiisaha badan ee ku saabsan sida uu dalka Malaysia uga soo kacay dambas kulul oo gumeysi, uga adkaaday caqabadahii adkaa, loona fuliyay hawlgalkii taariikhiga ahaa ee "The Dawn Raid" ee dib loogu soo celiyay hantidii ay shisheeyuhu boobeen, Waxaa cajiib ah sidii ay Malaysia nasiib ugu yeelatay hoggaankii hufnaa ee Dr. Mahathir Mohamad iyo tubtii horumarka ee ay ku noqdeen mid ka mid ah dalalka ugu dhaqaalaha xooggan Aasiya.