Перейти к содержимому

Waxaa afduubtay shisheeye (alien) wuxuuna helay awoodo ka sarreeya bini adamka!😱

Mr kapoor

0:00 / 0:00

Waxaa afduubtay shisheeye (alien) wuxuuna helay awoodo ka sarreeya bini adamka!😱

44 340 просмотров · 2 месяца назад
Mr kapoor
37,7 тыс. подписчиков
44 340 просмотров · 2 месяца назад
Wiil caadi ah ayaa waxaa afduubtay shisheeye (alien) halkaas ayaana wax walba iska beddelay Kadib markii uu la kulmay tijaabo aan caadi ahayn wuxuu helay awoodo ka sarreeya bini’aadamka xoog xawaare iyo faham cusub oo ka duwan dunida uu hore u yaqaanay Laakiin awoodahaas ma yihiin hadiyad mise khatar qarsoon oo noloshiisa beddeli doonta? 👉 Daawo sheekadan xiisaha leh ee ka buuxda sir falcelin iyo awood aan caadi ahayn