KHATARTA MUNAAFIQIINTA l SHEEKH MUSTAFE
Daarta Xikmadda
0:00 / 0:00
KHATARTA MUNAAFIQIINTA l SHEEKH MUSTAFE
5 225 просмотров · 1 г. назад
Daarta Xikmadda
13,4 тыс. подписчиков
5 225 просмотров · 1 г. назад
Munaafiqiintu waa khatar ka jirta gudaha umadda. Muxaadaradaan qiimaha leh, Sheekh Mustafe wuxuu kaga hadlayaa siraha munaafiqiinta, dabeecadahooda, iyo sida qofka Muslimka ahi isaga daafici karo. Daawo si aad u ogaato xaqiiqada qarsoon ee khatarta munaafiqiinta!
📌 Muxaadaradan waa digniin iyo wacyigelin muhiim ah oo qof kasta u baahan yahay inuu daawado!
#Munaafiqiinta #Khatarta #SheekhMustafe #Muxaadaro #Wacyigelin #IslamicReminder #diintaislaamka #DigniinMuslimka #Qalbiga