Перейти к содержимому

Hal Tallaabo Yar aad Maalin Walba qaado Sidee Ayay Noloshaada U Beddeli Kartaa? | ABDI RAHMAN MOALIM

Abdi Rahman Moalim

0:00 / 0:00

Hal Tallaabo Yar aad Maalin Walba qaado Sidee Ayay Noloshaada U Beddeli Kartaa? | ABDI RAHMAN MOALIM

111 просмотров · 4 месяца назад
Abdi Rahman Moalim
2,04 тыс. подписчиков
111 просмотров · 4 месяца назад
Mararka qaar guushu kuma timaado hal mar oo wax weyn la sameeyo waxay ka bilaabataa hal tallaabo oo yar oo aad si joogto ah u qaado maalin walba. Hal caado oo wanaagsan, hal go’aan oo sax ahoo aad gaarto , ama hal dadaal oo yar aad samayso ayaa si tartiib ah u beddeli kara noloshaada oo dhan. Muuqalkan waxaad ku baran doontaa sida hal tallaabo oo yar oo aad maalin walba qaaddo ay si weyn ugu beddeli karto noloshaada kuuna gaarsiin karto guusha aad rabto. 📈 Haddii aad rabto in ganacsigaagu koro, sumcad wanaagsan yeesho, isla markaana gaaro macaamiisha dhabta ah ee u haboon adeeydadaada hadaba Faaris Degital Agency ayaa caawinaysa ee inaga soo xiriir 📞 𝑵𝒂𝒍𝒂 𝒔𝒐𝒐 𝒙𝒊𝒓𝒊𝒊𝒓: 0757033740 #hadafkeena_waa_qancinta_macaamiisheena #waxsoosaar #dhiirilgalin #xikmado# noloshadhabtaah#guusha#maskaxda#koeiimadanafeed #abdirahmanmoalim