Onkod roobku madayo ana taaha madaayo
caweeyska ciida
0:00 / 0:00
Onkod roobku madayo ana taaha madaayo
26 064 просмотра · 6 л. назад
caweeyska ciida
187 подписчиков
26 064 просмотра · 6 л. назад
Caweeyska Ciida wuxu idin so gudbin doonaa barnamijyo xiiso leh o ku saabsan nolosha, arimaha bulshada,madadaalo iyo Aqoon.
Waa chanel cusub oo aad wax badan oo waxtar u leh bulshada aad ka faa iidi doontaan gabdho iyo wiilal iyo hooyo dhamantiin chanelkan subscribe saar lasoco mar dhaw hawada ayuu so gali doona.
Chanelkan waxan u sameeyay si aan bulshadena uga qancino wax walbo oo ay u bahan yihiin dhaqankena somalidana aan dhowrno
Mahadsanidiin subscribe, like and share.