Sida Veo 3 Loogu Sameeyo Video AI Ah | Tallaabo Tallaabo 🔥
Wiilka qarsoon
0:00 / 0:00
Sida Veo 3 Loogu Sameeyo Video AI Ah | Tallaabo Tallaabo 🔥
898 просмотров · 3 нед. назад
Wiilka qarsoon
1,41 тыс. подписчиков
898 просмотров · 3 нед. назад
Ma rabtaa inaad barato sida Veo 3 loogu sameeyo video AI ah? 🤖🎬
Casharkan waxaan ku tusayaa tallaabo tallaabo sida Veo 3 loo isticmaalo, sida prompt loo qoro, iyo sida aad uga samayn karto video tayo sare leh.
✅ Sida Veo 3 loo isticmaalo
✅ Sida prompt sax ah loo qoro
✅ Sida Text → Video loo sameeyo
✅ Sida loo sameeyo video tayo sare leh
✅ Talooyin kaa caawinaya inaad hesho natiijo fiican