Перейти к содержимому

Cabdirashiid Cali Yuusuf | Barnaamijka Ardeyga – Xalqadda Koobaad | 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭-𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚

University of Hargeisa (Jaamacadda Hargeysa)

0:00 / 0:00

Cabdirashiid Cali Yuusuf | Barnaamijka Ardeyga – Xalqadda Koobaad | 𝐏𝐨𝐝𝐜𝐚𝐬𝐭-𝐤𝐚 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐇𝐚𝐫𝐠𝐞𝐲𝐬𝐚

365 просмотров · 1 год назад
University of Hargeisa (Jaamacadda Hargeysa)
2,05 тыс. подписчиков
365 просмотров · 1 год назад
Kuwoo dhawaadda Podcast-ka Jaamacadda Hargeysa – Barnaamijka Codka Ardeyga Barnaamijka Codka Ardeyga, xalqadiisa koobaad waxa inoogu marti ah ardey dhigta Kuliyadda Maamulka iyo Dawlad-wanaaga Cabdirashiid Cali Yuusuf, kaas oo ka waramaya khibradiisa, waayo-aragnimadda iyo faa’idooyinka guud ee uu ka helay shirar calami ah oo uu si toos ah iyo si fogaan-arag ahba uga qeybgalay. Xalqaddan oo ah mid xiise badan oo ardeyda kale ee Jaamacadda dhigataana wax badan ka faa’idi doonaan waxa daadihinaya weriyaha weyn ee Isaxaaq Cabdillaahi Ahmed ‘Cukaashe’ oo isna kamid ah ardeyda Jaamacadda Hargeysa, gaar ahaan Kuliyadda Arimaha Bulshadda.