Casharka 1aad, Af-maldahane
Somali Academy
0:00 / 0:00
Casharka 1aad, Af-maldahane
16 556 просмотров · 6 лет назад
Somali Academy
22,4 тыс. подписчиков
16 556 просмотров · 6 лет назад
Casharkani waa kii 1aad ee macalin Axmed-Yasiin C.Raxmaan Axmed (Doolaal) ee barashada afka Soomaaliga oo ah Af-maldahanayaasha. casharkani wuxuu noqonayaa ka 3 aad marka loo eego casharadii inoo soo socday oo 2dii hore uu jeediyey Abwaan Siciid Maxamuud Gahayr.