😱 SAAXIIBKAYGA WAA WAALAN!🧪 WUXUU DADKA KU SAMEEYAA TIJAABOOYIN!
MUSTAF SHEEKO и ANWAR SHEEKO
0:00 / 0:00
😱 SAAXIIBKAYGA WAA WAALAN!🧪 WUXUU DADKA KU SAMEEYAA TIJAABOOYIN!
1 842 просмотра · 1 месяц назад
MUSTAF SHEEKO и ANWAR SHEEKO
1 842 просмотра · 1 месяц назад
Dhakhtar cilmi-nafsi ah ayaa loo keenay bukaan uu hore u yaqaanay, kaas oo isaguna ahaa dhakhtar caan ah. Markii uu baaray xaaladdiisa, wuxuu ogaaday sir aad u naxdin badan oo ku qornayd buuggiisa gaarka ah. Maxaa sababay inuu waasho? Maxay ahayd tijaabadii uu sameeyay? Daawo sheekadan argagaxa leh ilaa dhammaadka.
👍 Haddii aad jeceshahay sheekooyinka noocan ah:
Like saar muuqaalka
Subscribe samee
Share garee si ay dadka kale u daawadaan
Hashtags
#Sheeko #SheekoCabsi #SomaliStories #Qisooyin #Dhakhtar #Cabsi #SomaliYouTube #Argagax #Mystery #Somali