Qaabkii loo Afduubtay Diyaaraddii Somali Airlines (Full Video): 1984
Khaalid Foodhaadhi
0:00 / 0:00
Qaabkii loo Afduubtay Diyaaraddii Somali Airlines (Full Video): 1984
24 168 просмотров · 7 лет назад
Khaalid Foodhaadhi
79,2 тыс. подписчиков
24 168 просмотров · 7 лет назад
24.11.1984kii: Qaabkii loo Afduubtay Diyaaraddii Somali Airlines (Full Video).
Diyaaradda waxaa Afduubtay koox uu hoggaaminayo Kabtan Cawil Cadami Burhaan oo ahaa sarkaal ka tirsan ciidanka Soomaaliya, kana soo jeeday magaalada Hargeysa.
Kabtan Cawil Cadami iyo kooxdiisu waxay wakhtigaas diyaaradda u afduubteen in dil laga badbaadiyo 7 arday oo ku xidhnaa jeelka Mandheera.