Перейти к содержимому

Suldaan Samatar oo Luuqad Adag Kula Hadlay Somaliland Tani Waa Teydii!” | Zaylac, Lughaya, Boorama

GNTV DIGITAL

0:00 / 0:00

Suldaan Samatar oo Luuqad Adag Kula Hadlay Somaliland Tani Waa Teydii!” | Zaylac, Lughaya, Boorama

3 555 просмотров · 1 день назад
GNTV DIGITAL
69,3 тыс. подписчиков
3 555 просмотров · 1 день назад
Suldaan Samatar ayaa sheegay: “Tani waa tii aan ku dhashay, waa teydii ilaa ay noqonayso sida aynu doonayno. Sidaan waxba kuma dhammaanayaan.” Wuxuu sidoo kale yiri: “Zaylac Lughayaa dhashay, Lughayana Booramaa dhashay, Booramana Somaliland ayay dhashay.” Muuqaalkan waxaan ku soo bandhigaynaa hadalka Suldaan Samatar iyo aragtidiisa ku saabsan xiriirka taariikheed iyo juqraafiyeed ee ka dhexeeya Zaylac, Lughaya, Boorama iyo Somaliland. Daawo barnaamijka oo nala wadaag aragtidaada. Fadlan Subscribe, Like iyo Share. #SuldaanSamatar #Zaylac #Lughaya #Boorama #Awdal #Somaliland #GNTVDigital Join this channel to get access to perks:    / @gntvdigital   XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA Somali Cultural and Social Anthrapolgy