DUCADA ISHA. Dhageyso Ducadaan Salaadaha Fajarka iyo Maqribka kadib. FADHIGA KOOWAAD.
Sheikh Faarax-Deeq Siciid
0:00 / 0:00
DUCADA ISHA. Dhageyso Ducadaan Salaadaha Fajarka iyo Maqribka kadib. FADHIGA KOOWAAD.
9 832 просмотра · 6 л. назад
Sheikh Faarax-Deeq Siciid
5 тыс. подписчиков
9 832 просмотра · 6 л. назад
Hadii aad Daraameysid in ay ku hayso Il Ceyn, ama aad isku aragtay Calaamdadah ISHA iyo XASADKA, Dhageyso Ducadaan marka aad tukatir Salaadaha Fajarka iyo Maqribka kadib. Waxaad kaloo dhageysan kartaa mar kasta oo aad waqti haysid.
AADAABTA DHAGEYSIGA:- Fariiso meel degan oo aan buuq lahayn, U jeeso oo Qaabil Dhanka Qiblada, haku mashquulin arimo kale, la soco ducada.