Qofka 5000 oo kalmadood uu Naftiisa u Sheego 80% way xun yihiin, | Sh Cabdiraxmaan Bashiir.
Abdainchannel
0:00 / 0:00
Qofka 5000 oo kalmadood uu Naftiisa u Sheego 80% way xun yihiin, | Sh Cabdiraxmaan Bashiir.
578 просмотров · 4 недели назад
Abdainchannel
30,5 тыс. подписчиков
578 просмотров · 4 недели назад
Muxaadiro aad u muhiim ah oo uu inoo soo jeedinayo Sh.Cabdiraxmaan Bashiir Allah ha xafidee. Waxay ku saabsan tahay xog cusub oo la ogaaday oo saamayn weyn ku leh nololshaada maalinlaha ah: 80% sheekada uu qofku naftiisa u sheego maalintii!
Sida uu fikirkaaga guduhu u qaabeeyo go'aannadaada, dabeecaddaada, iyo mustaqbalkaaga. Nagala faa'iideeyay casharkan qimaha badan, naftaadana ku dhiiri-geli fikirka togan.
👉 Ha iloobin inaad Channel-ka Subscribers ka dhigto, Sidaas oo kale Like & Share dheh si ay walaalo kale oo badan u gaadho.
#ShCabdiraxmaanBashiir #Muxaadiro #HorumarintaNafta #Dhiirigelin #FikirkaTogan #SomaliYoutube #MuxaadiroCusub #Somalia #Somaliland #DiintaIslaamka