Sida Loo Maareeyo Dareenkaaga | Emotional Regulation & Inner Peace
Sagal Ali
0:00 / 0:00
Sida Loo Maareeyo Dareenkaaga | Emotional Regulation & Inner Peace
11 055 просмотров · 1 дн. назад
Sagal Ali
55,5 тыс. подписчиков
11 055 просмотров · 1 дн. назад
Video-gan waxaan kaga hadlayaa sida loo fahmo loona maareeyo dareenkeenna, gaar ahaan marka aan la kulanno xanaaq, murugo, walwal ama niyad-jab.
Waxaan kula wadaagayaa 6 tallaabo oo kaa caawin kara inaad si caafimaad leh ula tacaasho dareenkaaga, uga fogaato falcelinta degdegga ah, una dhisato xasillooni gudaha ah.
Xasuusnow, dareenkaagu waa qayb kaa mid ah, laakiin ma aha inuu xukumo noloshaada. 🤍
#EmotionalRegulation #SelfDevelopment #SomaliContent #Healing #InnerPeace