Cabdi Qays- Hadan Bari Guntii tegay
SomaliSphere
0:00 / 0:00
Cabdi Qays- Hadan Bari Guntii tegay
8 212 просмотров · 6 лет назад
SomaliSphere
808 подписчиков
8 212 просмотров · 6 лет назад
Hadaan bari Guntii tegay
Adna aad Galbeed u Guurtay
Gadhkaygiyo halbawlahaagi
Hadii ay is Gaadhi waayen
inagoo Gun iyo baar
u Gudboon jacalykii
Hadan Gacal is eediyo
isla Garanshawaa nahay!
maxan Geli maxad Gudi
adna Guri cadaawaad
ku Gaboobi doontaa
ana Gegi shisheeyan
Ku Go,doomi doona
waxan ahay qof labo Gobol
isagoon u kala Go,in
midba Geed ku xidhanyahee!