Dabaq Mise Fillo? | 10m × 20m | 5 Qol & 3 Musqulood.
𝗗𝗔𝗟𝗠𝗔𝗥 Deals
0:00 / 0:00
Dabaq Mise Fillo? | 10m × 20m | 5 Qol & 3 Musqulood.
4 571 просмотр · 7 дн. назад
𝗗𝗔𝗟𝗠𝗔𝗥 Deals
3,63 тыс. подписчиков
4 571 просмотр · 7 дн. назад
Fillo Casri ah | 10m × 20m | 5 Qol & 3 Musqulood
Muuqaalkan waxaan ku soo bandhigaynaa fillo casri ah oo leh naqshad dabaq u eg, kuna kacday $37,000 kharash dhisme.
👷♂️ Dhismo-Wadaag Construction ayaa hirgelisay mashruucan. Engineer Siciid iyo Foreman-kii mashruuca ayaa sharxaya naqshadda iyo qaabka dhismaha.
📞 Faahfaahin & Xiriir: +252 613667198
🔔 Subscribe saar Dalmar Deals si aad ula socoto mashaariicda dhismaha iyo xogaha suuqa guryaha.
#DalmarDeals #DhismoWadaag #Construction #RealEstateSomalia #Mogadishu #ModernVilla #HouseDesign #Somalia