Перейти к содержимому

DAGAALKA ITOOBIYA:ERITREA IYO TIGRAAKA | MEKELLE, GALBEEDKA TIGRAAY&SHAWAA,DUQEEYMAHA DRONKA,DIGNINI

Bubal Think Tank

0:00 / 0:00

DAGAALKA ITOOBIYA:ERITREA IYO TIGRAAKA | MEKELLE, GALBEEDKA TIGRAAY&SHAWAA,DUQEEYMAHA DRONKA,DIGNINI

8 301 просмотр · Трансляция закончилась 12 ч назад
Bubal Think Tank
3,66 тыс. подписчиков
8 301 просмотр · Трансляция закончилась 12 ч назад
DAGAALKA ITOOBIYA: ERITREA OO TIGRAAY KA SOO GASHAY? | MEKELLE, GALBEEDKA TIGRAAY & SHAWAA | DUQEEYMAHA DRONE-KA EE ADDIS ABABA Dagaalka Mekelle iyo jihada uu dagaalku u socdo • Galbeedka iyo waqooyiga Tigray • Shawaa, Amhara iyo Gonder • Wararka ku saabsan dhaqdhaqaaqa ciidamada Eritrea iyo waxa la xaqiijiyay • Wararka ku saabsan weerarrada drone-ka ee lagu bartilmaameedsaday xarumo militari oo ku yaalla Itoobiya • Qaraxyadii iyo weerarradii la sheegay ee Addis Ababa • Digniinta Mareykanka iyo baaqyada ku aaddan in Itoobiya iyo Eritrea ay ka fogaadaan dagaal ballaaran • Saamaynta dagaalka ku yeelan karto shacabka iyo xasilloonida Geeska Afrika • Su’aasha ah: dagaalku ma ku sii fidayaa meelo ka baxsan Tigray? Su’aasha ugu weyn: Itoobiya ma waxay u sii socotaa dagaal ballaaran oo gudaha iyo gobolka ah, mise cadaadiska diblomaasiyadeed ayaa horseedi kara dib-u-dejin iyo wadahadal? 🎙️ New to streaming or looking to level up? Check out StreamYard and get $10 discount! 😍 https://streamyard.com/pal/d/46740848...