Ha'isdhiibin hana murugoonin! | Dhiiragelin | Sheekh Mustafe #shmustafe #dhiirigalin @Raadcilmi
RAAD CILMI
0:00 / 0:00
Ha'isdhiibin hana murugoonin! | Dhiiragelin | Sheekh Mustafe #shmustafe #dhiirigalin @Raadcilmi
408 просмотров · 7 дн. назад
RAAD CILMI
71 подписчик
408 просмотров · 7 дн. назад
Muuqaalkan waxaad ka heli doontaa cashar muhiim ah oo wax badan ka beddeli doona noloshaada, kana caawin kara inaad si qoto dheer uga fikirto naftaada, noloshaada iyo mustaqbalkaaga.
🎙️Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil Haaruun:
waa caalim Soomaaliyeed oo caan ku ah cilmiga, xikmadda, iyo wacyigelinta bulshada. Codkiisa iyo duruustiisu waxay xambaarsan yihiin aqoon, qoto-dheeri iyo faham diineed.
🎯Hadafka @RAADCILMI waa inaan soo bandhigno oo si casri ah, nadiif ah, tayo sarena leh u soo gudbinno duruustiisa iyo waxbaristiisa, si ay aqoonta iyo waanadiisu u gaarto bulshada Soomaaliyeed iyo dhammaan dadka ka faa'iidaysanaya.
Ha illoobin inaad la wadaagto muuqaalkan walalahaaga si ay uga faa’iidaystaan
#RAADCILMI
#raadcilmi #sheekhmustafe #sheekhsaalax #sheekhdirir #sheekhumal #guusha #sheekhxuseencali #sheekhcabdirashiidcali #sheekhmustafexaajiismaciil #muxaadarosomali #muxaadaro #muxaadarooyin #qisooyin #qiso #nolosha #istighfar #tasbiixda #ducada #muxaadarocusub #Qisooyin #SheekhMustafe2027 #dhiirigalin #Guusha #qiso #nolosha #dhiirigelin #waano #wacdi #sheekhmustafe