Macaani: 2 Boos oo Jaanis ah — Midkood Waa 2-Jidle!
𝗗𝗔𝗟𝗠𝗔𝗥 Deals
0:00 / 0:00
Macaani: 2 Boos oo Jaanis ah — Midkood Waa 2-Jidle!
4 365 просмотров · 5 дней назад
𝗗𝗔𝗟𝗠𝗔𝗥 Deals
3,09 тыс. подписчиков
4 365 просмотров · 5 дней назад
Macaani waxaa kasoo baxay 2 boos oo fursad ah, mid walbana cabbirkiisu yahay 15m × 20m.
Mid ka mid ah boosaska waa 2-jidle, jihooyinkiisuna waa Bari iyo Koonfur, halka booska kale uu yahay 1-jidle oo jihadiisu tahay Koonfur.
Boosasku waxay ku yaallaan block-ga koowaad ee Laamiga Macaani, waxayna laamiga u jiraan qiyaastii 6 boos oo keliya. Deegaanku waa xaafad si wanaagsan u dhisan, oo ay ku yaallaan qoysas, ganacsato iyo madaaris diini ah.
Dukumenti: Federal
Qiimaha 1-jidlaha: $29,000
Qiimaha 2-jidlaha: $33,000
Wixii faahfaahin dheeraad ah ama booqasho goobta ah, kala xiriir:
📞 +252 61 3667198
📞 +252 61 5655581
#Macaani #Muqdisho #RealEstateSomalia #DalmarDeals #DhulIibAh #BoosIibAh #SomaliaRealEstate #MogadishuRealEstate #PropertyForSale #GuryoIyoDhul #RealEstateMuqdisho