Labadii Matoor Way Dammeen! Sidee Ayay 306 Qof Ku Badbaadeen? | Air Transat 236
Diriye Show
0:00 / 0:00
Labadii Matoor Way Dammeen! Sidee Ayay 306 Qof Ku Badbaadeen? | Air Transat 236
564 просмотра · 6 дней назад
Diriye Show
458 подписчиков
564 просмотра · 6 дней назад
23-kii Agoosto 2001, diyaaradda Air Transat Flight 236 ayaa shidaalkii ka dhammaaday iyadoo dul maraysa Badweynta Atlantic-ka. Labadii matoor ayaa istaagay, waxaana diyaaraddii saarnaa 306 qof. Sidee ayay duuliyayaashu ugu suurtageliyeen inay gaadhaan garoonka, iyadoo aanay labada matoor midna shaqaynayn?
Daawo sheekadan dhabta ah ee ka mid ah dhacdooyinkii ugu yaabka badnaa taariikhda duulista.