Перейти к содержимому

ISWAYDIIMAHA QUR'AANKA | القرآن يتساءل | XALAQADDA 11-aad | الهداية من الله وحده والآلهة عاجزة عنها

Al-Saadicuun Bil-Xaq

0:00 / 0:00

ISWAYDIIMAHA QUR'AANKA | القرآن يتساءل | XALAQADDA 11-aad | الهداية من الله وحده والآلهة عاجزة عنها

1 143 просмотра · 1 год назад
Al-Saadicuun Bil-Xaq
10,3 тыс. подписчиков
1 143 просмотра · 1 год назад
Waa barnaamij taxane ah oo ay jamaacada Al-saadicuun Bil Xaq idinkugu talagashay bisha barakaysan ee Ramadaan. Waxaan dul-istaag ku samayn doonnaa aayado ka mid ah quraanka kariimka oo xambaarsan su’aalo waaweyn oo mudan in aad loogu fakaro. Waa su’aalo uu Rabi isku kaaya baaraayo, siyaabo badanne wax noogu tusaalaynayo… waa su’aalo mudan qofka si saxan inuu ugu fakaro si ay ugu hagaan waddada toosan oo ah in aan Allah u gaar yeelno cibaadada, noloshana lagu hago nidaamka uu noo dajiyey. Waxaa barnaamijka inoogu marti ah Eng. Abdulhalim H. Farah #Al_Saadicuun_Bil_Xaq #The_Proclaimers_of_the_Truth #ISWAYDIIMAHA_QURAANKA