FOOL KA FOOL: Cap Omar Ali Hassan oo Kashifay Musuqmaasuqa & Saami-Qeybsiga Xumada Ka Jirata Jabuuti
GNTV DIGITAL
0:00 / 0:00
FOOL KA FOOL: Cap Omar Ali Hassan oo Kashifay Musuqmaasuqa & Saami-Qeybsiga Xumada Ka Jirata Jabuuti
3 691 просмотр · 1 день назад
GNTV DIGITAL
69,7 тыс. подписчиков
3 691 просмотр · 1 день назад
Barnaamijka FOOL KA FOOL, waxaa maanta marti ku ah Captain Cumar Cali, oo si qoto dheer uga hadlay xaaladda siyaasadeed iyo maamul ee Jabuuti.
Captain Cumar Cali wuxuu soo bandhigayaa aragtidiisa ku saabsan musuqmaasuqa hareeyey hay’adaha dalka, awoodda iyo dhaqaalaha oo uu sheegay inay ku urureen qoyska Madaxweynaha, iyo sida ay arrintaasi u saameysay shacabka Jabuuti.
Waa wareysi xasaasi ah oo lagu falanqeynayo:
Musuqmaasuqa ka jira Jabuuti
Saami-qeybsiga awoodda iyo dhaqaalaha
Doorka qoyska Madaxweynaha
Xaaladda ciidamada iyo hay’adaha dowladda
Mustaqbalka siyaasadeed ee Jabuuti
Daawo barnaamijka oo dhammaystiran, aragtidaadana nagula wadaag qaybta faallooyinka.
Fadlan Subscribe, Like iyo Share garee GNTV DIGITAL.
#FoolKaFool #CaptainCumarCali #Jabuuti #Djibouti #Musuqmaasuq #GNTVDigital #WararkaJabuuti #SomaliNews
Join this channel to get access to perks:
/ @gntvdigital
XOGTA SOOMAALIDA MAANTA IYO AFKA SOOMAALIGA
Somali Cultural and Social Anthrapolgy