Перейти к содержимому

Wax ka baro calaamadaha Kansarka ku dhaca afka ilma-galeenka Haweenka.

Saciid Nadaara

0:00 / 0:00

Wax ka baro calaamadaha Kansarka ku dhaca afka ilma-galeenka Haweenka.

7 134 просмотра · 3 года назад
Saciid Nadaara
9,92 тыс. подписчиков
7 134 просмотра · 3 года назад
Kansarka afka ilmo-galeenka ayaa sababa dhimashada haween badan oo adduunka iyo Afrika ku nool. Maymuun Cabdi Geelle oo ah dhakhtar ku takhasusay cudurrada haweenka ku dhaca ayaa sharraxaad ka bixisay khatarta cudurkan , waxyaabaha sababa iyo siyaabaha looga hortagi karo. Maymuun oo ka tirsan Ururka CCE ayaa wacyigelin ku saabsan kansarka afka ilma-galeenka ka wadda Soomaaliya, waxaan kula kulannay magaalada Gaalkacyo oo ka mid ah magaalooyinka ay ka sameeyeen wacyigelinta.