Data Entry And Conditional Formatting | Google Sheets
DAKIR AHMED
0:00 / 0:00
Data Entry And Conditional Formatting | Google Sheets
234 просмотра · 11 дней назад
DAKIR AHMED
928 подписчиков
234 просмотра · 11 дней назад
7📊 Data Entry & Conditional Formatting – Google Sheets
Muuqaalkayaga maanta waxaan ku baran doonaa sida loo isticmaalo Data Entry iyo Conditional Formatting gudaha Google Sheets.
Waxaan si tallaabo-tallaabo ah u sharxi doonaa:
✅ Sida xogta loogu geliyo Google Sheets si habaysan
✅ Sida loo isticmaalo Conditional Formatting
✅ Sida loo sameeyo rules kala duwan
✅ Sida xogta muhiimka ah si fudud loo highlight-gareeyo
✅ Talooyin kaa caawinaya inaad Google Sheets si xirfad leh ugu shaqeyso
Haddii aad rabto inaad horumariso xirfadahaaga Google S
👍 Haddii uu ku anfaco, Like, Share iyo Subscribe saar si aad u hesho casharro badan oo la xiriira Google Sheets, Excel iyo Computer Skills
booqo: https://kaafiyeacademy.lovable.app
#GoogleSheets #DataEntry #ConditionalFormatting #GoogleSheetsTutorial #Excel #ExcelTutorial #ComputerSkills #DataAnalysis #SomaliTutorial #SomaliTech #GoogleSheetsSomali