Перейти к содержимому

Cabdullaahi Cismaan Axmed oo lagu eedeyay inuu raashin, dameero iyo ari u iibgeeyay Daacish.

Wariye Abdiwali Cuurshe

0:00 / 0:00

Cabdullaahi Cismaan Axmed oo lagu eedeyay inuu raashin, dameero iyo ari u iibgeeyay Daacish.

401 просмотр · 13 дней назад
Wariye Abdiwali Cuurshe
630 подписчиков
401 просмотр · 13 дней назад
BOSASO: Maxkamadda Darajada 1-aad ee Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland ayaa u fariisatay garmaqalka eedeysane Cabdullaahi Cismaan Axmed oo lagu eedeyay inuu raashin, dameero iyo ari u iibgeeyay Daacish.