HAL HADAL OO HOOYO TIRI AYAA NOLOSHEYDA BURBURIYAY! FULL #higsino.1
HIGSI NO.1
0:00 / 0:00
HAL HADAL OO HOOYO TIRI AYAA NOLOSHEYDA BURBURIYAY! FULL #higsino.1
52 125 просмотров · 6 месяцев назад
HIGSI NO.1
319 тыс. подписчиков
52 125 просмотров · 6 месяцев назад
Ma ogtahay in hal hadal uu burburin karo nolol dhan?
Hadalka hooyo ayaan rumaystay, qalbigaygana waxaan ka hormariyay xaqiiqda.
Haweeney ila sabartay xilli aan waxba haysan ayaan si fudud uga shakiyay, anigoo aan haysan wax caddeyn ah.
Sanado kadib ayaan ogaaday run aan qaadi kari waayay, run iga dumisay naftayda iyo noloshayda.
Maanta waxaan qirayaa, anigoo qoomameynaya… runtii ma istaahilo in la i cafiyo.