MAXAMED SALEBAAN TUBEEC - GUFAACO (LYRICS)
QARAAMI IYO QAACI LYRICS
0:00 / 0:00
MAXAMED SALEBAAN TUBEEC - GUFAACO (LYRICS)
1 221 просмотр · 1 г. назад
QARAAMI IYO QAACI LYRICS
3,63 тыс. подписчиков
1 221 просмотр · 1 г. назад
Heesta Gufaaco
Erayada: Abwaan Ciise Warsame
Codkii: Maxamed Saleebaan Tubeec
Is-Guhaadshayeey
Inta aan guntaday
Gucla roorayeey
Godobteen qabaa
Garan waayeeyeey
Anniguna garaadkay
Kaa gaabsan waayee
Adna garashadaadii,
Ii garaabi weeydee
Dhibtan aan galaayana
I gargaari meyside
Gudcurkaan habeenkii
Dhaxanta iyo Gawraha
Awadaa go'doomee!
Inkastoo nin geesiya
Rag u geed adaygyahay
Haddaan garabka lala qaban
Guri ooddi maayee
Gamca maran Illaah baan
Guudkood xil saarine
Sida geyi abaareed
Cawl gooni daaqaan
Aaha! Awadaa go'doomee
Gufacaale roob oo
Guux iyo dabayl-bale
Halka uu I geeyaba
Gacankii I qaadeey
Garan maayo meeshay
Godobtu iga raacdee
Waxaan geystay mooyee
Ifkuu dhibbi I gaadhee
haa wayga go'anyee
#tubeec #gufaaco #inkastoo_nin_geesiya
#maxamed_saleban_tubec #boqorka_codka
#ciyaalxamar #dayaxband #hargaysa #heesjacayl #heesocusub #heesojacayl