Перейти к содержимому

Shimbirtii Aaminkaan Dirsaday | Cabdulqaadir Jubba | Official Video Music 2026

IFIYE MUSIC

0:00 / 0:00

Shimbirtii Aaminkaan Dirsaday | Cabdulqaadir Jubba | Official Video Music 2026

7 327 просмотров · 6 дней назад
IFIYE MUSIC
314 подписчиков
7 327 просмотров · 6 дней назад
🎵 Shimbirtii Aaminkaan Dirsaday – Cabdulqaadir Jubba | Official Video Music 2026. Ku raaxayso heestan qaaliga ah ee xambaarsan fariin jacayl, dareen qoto dheer iyo suugaan Soomaaliyeed oo qurux badan, halka shimbir loo diray qof la jecel yahay ay xambaarsan tahay fariin iyo ubax, una gudbinayso jacayl, ammaan iyo hilow. Shimbirtii Aaminkaan Dirsaday, Ilaalay kuu gu timid, Amaan bay kaa qortee, Waxay ii sheegtay aniga, Ogaysiiskaan ka helayeee. Gacmahii baa kuu adeegay, Uurkii baa Nabad kugu seexday, Afkii baa kugu hadaaqay, Indhahii baa kuu lugeelay. Shimbirtii Aaminkaan Dirsaday, Waxay ku keentay Ubax, Fariin adag bay sidaa, Ujeedaan kaa lahaa, Oo anay iga tahay wakiil. Naftaa ku iloowi wayday, Nagahii baa kaa ildoowin, Jacayl baan kugu awuurtay, Caqligii baa kula shaqeeyay. 🎶 IFIYE MUSIC – Hoyga Muusigga Soomaaliyeed. 👍 Like saar, 💬 Comment ku reeb, 🔔 Subscribe dheh si aad ula socoto heesaha cusub. © 2026 IFIYE MUSIC #ShimbirtiiAaminkaanDirsaday #CabdulqaadirJubba #AbdulqadirJubba #SomaliMusic #SomaliMusic2026 #SomaliSongs #HeesoSoomaali #HeesihiiHore #SomaliClassics #SomaliLoveSongs #SomaliRomanticSongs #SomaliMusicViral #SomaliMusicIndustry #OfficialVideo #OfficialMusicVideo #IfiyeMusic #IfiyeMusic2026 #SomaliEntertainment #SomaliCulture #JubbaMusic #FanaanadaSoomaaliyeed #SomaliOldSongs #SomaliNewMusic #SomaliYouTube