"Boosaaso soo gelinayeen Labo kartoon oo khamri ah, oo ay ku jireen 48 dhalo.
Wariye Abdiwali Cuurshe
0:00 / 0:00
"Boosaaso soo gelinayeen Labo kartoon oo khamri ah, oo ay ku jireen 48 dhalo.
109 просмотров · 1 день назад
Wariye Abdiwali Cuurshe
285 подписчиков
109 просмотров · 1 день назад
Maxkamadda Darajada 1-aad Ciidamada Qalabka Sida iyo Dambiyada Culus ee Dowladda Puntland ayaa u fariisatay garmaqalka kiis ay eedeysanayaal ka yihiin saddex nin oo watay gaari, kuwaas oo lagu eedeeyay inay magaalada Boosaaso soo gelinayeen saddex kartoon oo khamri ah, oo ay ku jireen 48 dhalo.