Перейти к содержимому

MAXAAD KA OGTAHAY KU DHAWAAD KUN QOF OO SNM KU LAYSAY BOORAME YAA SE HOGGAAMINAYEY?

Daljir

0:00 / 0:00

MAXAAD KA OGTAHAY KU DHAWAAD KUN QOF OO SNM KU LAYSAY BOORAME YAA SE HOGGAAMINAYEY?

7 642 просмотра · 5 лет назад
Daljir
99,2 тыс. подписчиков
7 642 просмотра · 5 лет назад
MAXAAD KA OGTAHAY KU DHAWAAD KUN QOF OO JABHADDII SNM KU LAYSAY BOORAME YAA SE HOGGAAMINAYEY & WALIBA IN KA BADAN 75 NIN OO AYANA SNM AY BERBERA KU DILEEN? | Sidee ku yimi goonigoosadka Somaliland ku dhawaaqaday 1991? | Siyaasada ku dhisan jujuubka & cagajuglaynta ee ka soo bilaabatay shirkii Burco ee 1991 maxaad ka ogtahay? | Maxaad ka ogtahay ku dhowaad kun qof oo Jabhadii SNM ku laysay Boorame yaa se hoggaaminayey fulinta dilalkaas iyo waliba in ka badan 75 nin oo isla waqtigaas SNM ay Berbera ku dileen? | Daljir ayaa arrimahaas waraysi kala yeelatay Ing. Maxamuud Xasan Hidiidaa (Eng Qawaacid ) oo goobjoog u soo ahaa inta badan dhacdooyinkii ka dhacay Waqooyi Galbeed xilligii burburka ★ ★ ★ Daljir YouTube Channel | Subscribe | 💕 💕 💕 | Follow us on Twitter @radiodaljir ★★★