Перейти к содержимому

Waa Annagoo Firaash & farxad aan wadaagnoo Feysal ii xambaartoo Faarax daadaheysaa

Jaalle Allamagan

0:00 / 0:00

Waa Annagoo Firaash & farxad aan wadaagnoo Feysal ii xambaartoo Faarax daadaheysaa

2 872 просмотра · 8 л. назад
Jaalle Allamagan
135 тыс. подписчиков
2 872 просмотра · 8 л. назад
Heestan hallaasiga ah waxaa qaaday Shimaali Axmed Shimaali . wuxuuna qaaday sannadku markuu ahaa 1977. wuxuu ka qaaday barnaamijkii Hirgellinta heesaha . waana heestii uu fanka ku soo galay uuna kaga mid noqday Hobaladii Waaberi- Heestan waxaa Allifay Abawaan-Weriye -majaajilliiste -Jilaa (AUN) CABDALLA NUURADDIIN QEYSAR waxaa laxanka ama habka luuqdu u dhacayso ku laray Al-Fannaan SHIIRAAN SHIDDAAD MURAAD oo isna ka mid ahaa Hoballadii Waaberi