📹| Khudbada Jimcaha 🕌 Shiikh Maxamud Xiddig 🆕️
Circaddaa Media
0:00 / 0:00
📹| Khudbada Jimcaha 🕌 Shiikh Maxamud Xiddig 🆕️
17 просмотров · 1 год назад
Circaddaa Media
1,08 тыс. подписчиков
17 просмотров · 1 год назад
📹| Khudbada Jimcaha 🕌 Shiikh Maxamud Xiddig 🆕️
Fadliga uu leeyahay Soonka 6-da Maalmood ee Shawwaal (Wadac)
Wadac waa soonka lixda maalmood ee bisha Shawwaal ee xigta Ramadaanka. Waa sunno xooggan oo uu Nabigu ﷺ ku dhiirrigeliyey Muslimiinta inay soomaan, si ay u helaan ajar la mid ah soomidda sanad dhan.
Soonka Wadac (6-da Shawwaal) waxaa la bilaabi karaa maalinta 2-aad ee bisha Shawwaal (maalinta Ciidda ka dambeysa), waxaana la soomi karaa ilaa dhammaadka bisha Shawwaal. Waxaad u soomi kartaa si xiriir ah ama maalmo kala go'an intii bisha Shawwaal lagu jiro.
عن أبي أيُّوب الأنصاري رضي الله عنه أن رسول الله ﷺ قال:(مَن صام رمضان ثم أتبَعَه ستًّا من شوَّال، كان كصيام الدهر)؛ رواه مسلم .
Masjid Dahabshiil-Garowe ✅️
Wabillaahi Tawfiiq✍️