BK oo ka Heesayaan arkayey Inagu Ma Nihin Somaliya Abwaan Cawdhiye oo puntlan karbashey
Maal TV
0:00 / 0:00
BK oo ka Heesayaan arkayey Inagu Ma Nihin Somaliya Abwaan Cawdhiye oo puntlan karbashey
5 967 просмотров · 1 месяц назад
Maal TV
295 тыс. подписчиков
5 967 просмотров · 1 месяц назад
Abwaan Cumar Cawdhiye ayaa Si kulul uga Hadley Fanaaniintii iyo wariyeyaashii ka Qayb galey Xuska Puntland Abwaanku waxaa uu sheegay in Calankan puntland ee la Huwanayo ay ku Jirto Qayb Xaaraana waa Siduu sheegaye Abwaanku waxa uu jawaab kulul Siiyey Baarlamaanka Puntland, geesta kalana Abwaanku waxa uu Baaq Canaana udiray ganacsatada Somaliland oo uu ku Canaantey In dadka Bukaanada ka Cabanaya Miishiinada kalyaha ay ugurmadaan
https://www.facebook.com/
/ @maalchanneltv
Ha ilaawin Subscribe iyo Like Share