WAXAN LUG KU KORAY | 25 BIYAANO DAWAQA UGU DHER SOMALIA GUDAHA DABAQA MAXA KULA KULMAY #DahabTower
ZAKI VLOG
0:00 / 0:00
WAXAN LUG KU KORAY | 25 BIYAANO DAWAQA UGU DHER SOMALIA GUDAHA DABAQA MAXA KULA KULMAY #DahabTower
5 021 просмотр · 9 месяцев назад
ZAKI VLOG
9,8 тыс. подписчиков
5 021 просмотр · 9 месяцев назад
Muuqaalkan waxaan si gaar ah u booqday Dahab Tower oo ah *dabaqa ugu dheer Soomaaliya*. Waxaan lug ku koray ilaa *25 dabaq*, waana waayo-aragnimo aan la iloobi karin!
Waxaa ka muuqda:
🏢 Quruxda gudaha & dibadda Dahab Tower
👣 Koritaanka dabaqa lug ahaan
🌇 Aragtida cajiibka ah ee Muqdisho dusha sare
➡️ Haddii aad jeceshahay muuqaallo cajiib ah oo ka tarjumaya horumarka dalka, *Subscribe*, *Like*, & *Comment*!